Madaxweyne Deni oo Magaalada Boosaaso ka daahfuray bandhig weyn (Sawirro)

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaaladda Boosaaso ka Daah-furay Carwada Ganacsiga Puntland, Carwadan oo ah tii labaad ee nooceeda lagu qabto Puntland waxaa soo qaban qaabiyey Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Rugta Ganacsiga Puntland. Daah-furka Carwada waxaa kasoo Qayb galay Masuuliyiinta Labada Golle ee Dowladda, Maamulka Gobolka Bari, Kan Degmada Boosaaso, … Continue reading Madaxweyne Deni oo Magaalada Boosaaso ka daahfuray bandhig weyn (Sawirro)